Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo diiday Bayaan kasoo baxay Jaamacada Carabta

Ururka Jaamacada Carabta ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay duulaan ciidamada Turkiga ku qaadeen dalka Siiriya gaar ahaan xadka ay labada dal wadaagaan, waxaana kulankan looga hadlayay weerarkaasi Turkiga qaaday. Wasiirada Arimaha dibadda ee Jaamacada Carabta oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayey kaga doodeen duulaanka Turkiga ku qaaday Siiriya, waxaana … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo diiday Bayaan kasoo baxay Jaamacada Carabta